Sakiinlaq AB adeegyada ay bixiso waxaa ka mid ah:

Turjumaad

Sakiinlaq AB waxay bixisaa adeegga turjumidda qoraallada, codadka iyo muuqaalada.