Nagu saabsan
Sakiinlaq AB waa shirkad Iswiidhish ah oo ka shaqaysa turjumaad.
Shaqadeennu waxay si gaar ah diiradda u saartaa qoraallada u dhexeeya af Iswiidhish iyo af Soomaali. Waxaan ka shaqaynaa qoraallo loogu talagalay hay’ado, ururro, shirkado iyo shakhsiyaad.
Adeegyada
Waxaan kaa caawin karnaa:
- turjumaadda qoraallada iyo dukumintiyada
- turjumaadda cod iyo muuqaal
- qoraal-hoosaadyo iyo faylal qoraal ah oo loogu talagalay cod ama muuqaal
Nala soo xiriir
Wixii su’aalo ah ama codsi qiimeyn ah, nagala soo xiriir: